Somaliland:Safarka Madaxweyne Biixi oo Galay Maalintii 8Aad +Gobalka Sanaag oo uu Cagaha Dhigay

Hargaysa (Dhamays):Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Socdaal Shaqo ku maraaya Deegaanada Gobalada Bariga Somaliland ee ku Teedsan Xuduudka Dhulka,Madaxweyne Biixi oo Safarkiisa ka Bilaabay Gobalka Saaxil ayaa maalintiisii 8Aad ee isku Xigta Socdaal ku Taalaa Bixinaaya Gobalada Bariga waxaanu Maanta Safarkiisu ku Gabalsaday Deegaanada Ku Xeeran xadka Gobalka Sanaag .

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka soo laabtay Xarunta Gobalka Sool ayaa Soo Gaadhay Deg.ada Ceel Afweyn ee Gobalka Sanaag.

Halkan ka Daawo Warkan .

 

Mustafe Axmed  Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: