Somaliland:Natiijada Imtixaanaadka Shahaadigaa oo lagu Dhawaaqay

Hargaysa (Dhamays):Wasaarada Waxbarashada iyo Xafiiska Imtixaanaadka Shahaadigaa ayaa Ku Dhawaaqay Natiijada Rasmigaa ee Imtixaanka Sannad Dugsigsiyeedka 2017-2018 .

 

Munaasibad Kooban oo maanta ka Dhacday Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa lagu Shaaciyay Imtixaanaadkii Qaranka .

Halka Ka Daawo Warkaasi Muuqaalkiisa .

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland .

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: