Somaliland:Maayirka Caasimada oo Shaaciyay Goobta loo Raraayo Qastiga Madaxyooyada iyo Xarunta Baarlamaanka

Hargaysa(Dhamays):Maayirka Caasimada Somaliland Hargaysa ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Somaliland Cabdiraxmaan maxamuud Caydiid Soolteeko ayaa Shaaciyay Goobta laga Dhisaayo Islamarkaana loo Raraayo Qasriga Madaxtooyada Somaliland iyo Xarunta Baarlamaanka oo laga Raraayo Goobahoodii Hore.

Maayir Soolteko ayaa sidaa ka Sheegay Mar uu maanta Hor yimi Gudida Joogtadaa ee Golaha Guurtida .

Halkan ka Daawo Muuqaalkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: