Somaliland:Haayada Shaqaalaha oo Baahisay 250 Kaalmo Shaqo oo ka Banaan Haayadaha Dawlada

Hargaysa(Dhamays):Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Sharmake Geelle, ayaa shaaciyay 250 Kaalmo shaqo oo tartanka lagu geli doonno 5-ta Gobol ee soo socda:

1- 50 – Kaalmo Shaqo: Gobolka Maroodi-jeex
2- 50 – Kaalmo Shaqo: Gobolka Awdal
3- 50 – Kaalmo Shaqo: Gobolka Saaxil
4- 50 – Kaalmo Shaqo: Gobolka Togdheer
5- 50 – Kaalmo Shaqo: Gobolka Sool

Halka 50 – Kaalmo Shaqo-na horay loogu baahiyey Gobolka Sanaag.

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: