Somaliland:BANGIGA PREMEIR BANK OO MAAL-GELIN LACAGEED SIIYEY TIRO DHALINYARO AH

Hargaysa(Dhamays)

 

BANGIGA PREMEIR BANK OO MAAL-GELIN LACAGEED SIIYEY TIRO DHALINYARO AH

Hargaysa(Dhamays):-Bangiga Caalamiga ah ee Premeir ayaa sanadkan qaatay
arrimaha maalgelinta dhalinyarada Somaliyeed gaar ahaan kuwa Somalilan
sheegay gabagabadii xaflad lagu soo xidhayey muddo 3 cisho ahayd oo u
tartanka hal-abuurka fikradaha ganacsiga (Entrepreneurship Business week)
shaqeeya arrimaha hormarinta dhalinyarada oo lagu qabtay xarunta ururkaas
Baniga Premeir waxa uu maagelin lacageed siiyey 7 kamid 20 dhalinya
abaalmarinta barnaamijkaasi kaas oo ay 11 kamid ahi u soo bexeen saaxadda nasiibka helintaanka lacagaha lagu maalgelinayey dhalinyaradaasi. Subax

ballaadhan oo dabasocotay laba cisho oo ka horeysay oo hay’ado waaweyn sida Oxform GB iyo
lagu abaal marinayey dhalinyaradii soo dalbatay in laga caawiyo ganacsigooda waxaanu Baniga
ee maalgelinta dhalinyarada sanadkani 2018.

Daadihiyihii xidhiidhinayey khudbadihii laga soo jeedinayey madasha shirk
dhaweynaynayaa Ganacsatada waaweyn ee uu ugu horeeyo Preomeir Baank
caawinayo si ay kor ugu qaadaan ganacsiyadooda waxaanan u yeedhaynaa
soo jeediyo khudbadiisa”

Sacabka iyo dhoolo cadayntuba waxay ahaayeen kuwo qabsday madasha
intooda badani maanka ku hayeen ama ay ogaayeen inay lacago ka helay
tallaabsaday xawli aan yarayn marka la eego kaalinta uu kaga jiro koboca dh
helaan cid wax ku aaminta si ay ganacsiyadooda hoose u bilaabaan.
Bangigu lacagaha uu sanadkan bulshada tabartayar ku caawiyey sida abaa
$14000 ayuu goob kaliya ku siiyey 7 dhalinyaro ah oo soo codsaday inuu
waanan u mahad-celinaynaa inuu lacag aanu ku ganacsano nasiiiyey” sidaa
oo ah Ganadh suxufiyad ah oo kamid noqotay dhalinyarii la gudoonsiiyey Jee
Inkastoo ay jiraan Ganacsato kale oo bulshada u diir naxa mararka qaar
waxay noqotay tii nooceeda oo kale aanay wali cidina kaga dhawaaqin inay 7
yeelan doona inay bilawdaan furidda bilawga meherardo ganacsi oo ay iyag
higsanayaan “waan ku faraxsanahay inaan caawa ku guulesto abaalmarinta

lacageed ee uu bixinaayo bangiga  caalamiga ah ee Premeir waxaanan rajaynayaa inay lacagtani waxbadan ka
dhoolo cadaysay Gabadh dhalinyaro ah oo loogu yeedhayey magaca meh
dharka ee Luula” Ibraahin Maxamed Ismaaciil waxa uu kamid ahaa dhalinya
xafladdaasi laga hagayey la soo istaagay warbaahinta horteeda isaga oo ay
ku muujinayey dhoollo cadayn iyo wajifuran waxaana Jeegga uu sitay xagg
caleenta cagaaran.

“Caawa waxaajiridoona oo aanu hortiina keeni-doonaa Bangiga Caalamiga a
soo socdeay ee Entrepreneurship week ku maalgelinaya 7 kamida 11 kii dha
cod-baahiyaha kaga dhawaaqay xidhiidhiyihii barnaamijkaasi Axmed Cumar
qaban qaabiyey ee Shaqo-doon ayaa Bangiga Premeir ku ammaanay kaalin
“Waxaannu sanadkan si gaar ah ugu mahad naqaynaa Banigiga Caalamiga a
tartankaasi u soo baxday”

Cabdiqani Cabdillaahi Diiriye oo ah madaxa maamulka mashaariicda Shaq
geystay farxadda dhalinyarada shaqooyinka loo abuurayo iyo sida ay nolosho
waanu uga mahadcelinayaa doorka weyn ee uu sanadkan ka qaatay maalgel

guulesto isaga oo ka soo tartamay Gobalka Sool magaalo madaxdiisa Laa
Entrepreneurship idea” balse waxa uu sanadkan ka mid noqday guuleystaya
maalgelinta aan ka rajaynayo Premeir Bank waxaan kor u qaadidoonaa gana
waydiinayey haddii uu guuleysto sida uu ganacsigiisu -u ekaandoono must
lacagtii uu doonayey waxaanay kaamiraduhu qabteen wajigiisa isaga oo aad
“Aniga oo ku hadlaya afka xukuumadda caawa farxad-weyn bay ii tahay ani
inaanu goobjoog ka ahaano lacagaha uu dhalinyaradii u soo tartamay
masuuliyiinta ugu sareya Premeir Bank ee caawa halkan inala joogta  iyo dhalinyarada kaga farxiseen” sidaa waxaa yidhi Wasiirka hormarinta beeraha somaaliland axmed muumin seed

Wasiirka hormarinta ciyaaraha iyo arrimahad dhalinyarada Boos Mire Maxam
ka qaatay dhaqaalaha kor loogu qaadayo nolosha qoysas kamida bulshada r
in taageero maaliyadeed iyo mid maaddi ahba la siiyo “Premeir Bank waxaan
kaga farxinaysaan qoysas-badan aniguna maadaama aan ahay wasiirkii dha
faxaddooda caawa”

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Engineer Xuseen Buuni oo hal
Premeir ka qaatay dhaqaale siinta dhalinyaradaasi inay mudantahay wax
Premeir Bank oo ay inagala joogaan Gudoomiyaha Banka Nuudariin Cadb
leeyahay waa arin geesinimo ah in lagagag daydana mudan inay 7 kamida
Buuni.

Gabgabadii Xidhitaanka khudbadihii laga jeediyey xafladdaasi lagu abaalm
Premeir xaruntiisa Somaliland Nuuradiin Cabdi Cilmi waxaanu ka warrama
waxaanu sheegay inuu kamid yahay hay’adaha maaliyadeed (Banks) ee b
buslada ku soo biirayna uu waxbadan oo la taaban karo ka geystay hor
waaweyn ee dalka ka jira waxaanu bulshada u qabtaa adeeggyada kaydinta
Gudoomiyaha Premeir Bank Nuuradiin Cabdi Cilmi waxa uu sheegay waajiba
iyo guud ahaanba ka qayb-qaadashada kobcinta dhaqaalaha bulshada si loo
waxaa kamida inuu maalgeliyo dhalinyarada si ay fursadd ugu helaan horma
Nuuradiin waxa uu xusay markastaba inuu Premeir diyaar u yahay ka qayb
marba xaaladda taagan iyo kaalinta kaga began “Bangiga Premeir waxa uu
suurto gal ah ee aanu ka qaadan karro waanan sii wadidoonaa inaanu is barb
Guntii iyo gunaanadkii xafladdaasi waxaa halkaa Jeegagg lacageed oo w
qaybgashay tartankii loogu magacdaray “todobaadka hal-abuurka firkada ga
indhuhu qabanayeen dumar,caruur,waalid iyo qaraabo farabadan oo la soo
ee ku guuleystay maalgelinta lacageed ee ay ka heleen Baanka caalamiga ah

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: