Somaliland:Daawo Qaabkii Qaabilaada Soo Dhaweyneed Ibo Furka Socdaalka Madaxweyne Muuse Biixi Ee Gobalada Bariga

Hargaysa(Dhamays);Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi ayaa Socdaalkii ugu Horeeyay ee Gobalada Bariga ugu Jarmaaday Maanta isagoo Ku sii nastay Magaalo Xeebkeedka Gobalka Saaxil ee Berbera 

Safarkan ayaa Imanaaya Xili Cabashooyinka Gobalada Bari is biirsadeen intii Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Gadhwadeenka ahayd .

Halkan ka Daawo Muuqalkan.

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: