Somaliland :Xogahayaha Arimaha Gudaha UCID oo Sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Shacabku Quus ka taagan yahiin

Hargaysa (Dhamays) – Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Xukuumaddiisa.

Ramaax oo Maanta Saxaafadda la hadlayey ayaa sheegay in Shacabku ay quus ka joogaan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisaba.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: