Somaliland: Wasaarada Caafimaadka oo Deeq kala Wareegtay Turkiga

Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Oo Deeqo Kala Duwan kala Wareegay Dawlada Turkiga “

Hargaysa(Dhamays):- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaaliland Oo Ay Wehelinayaan Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi iyo Saraakiisha Caafimaadka Ee Wasaaradaasi Ayaa Deeq Dawo ah Kala Wareegay Dawlada Turkiga

Xaflad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Barxada Hore Ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay Madaxda Wasaarada Caafimaadka Shaqaale Waynaha Wasaaradaasi iyo Marti Sharaf kale

Sidoo kale Safiirka Safaarada Turkigu Ku leedahay Somaaliland iyo Saraakiil Uu Hogaaminaayey Ayaa ka Soo Qayb Galay Wasiirka Caafimaadka Ayaa Kulan-kaasi kula Wareegay Deeqdaasi

Gaba Gabadii Wasiirja Horumarinta Caafimaadka iyo Safiirka Dawlada Turkiga U Fadhiya Somaaliland Ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Agabka ay ka Koobantahay Deeqda Dawlada Turkigu Soo Gaadhsiisay Somaaliland “

Halkan Hoose ka Daawo.

Mustafe Axmed Maxamuud(Herer)

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: