Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Iyo Nuxurka Baaq La Soo Saaray

Hargeysa (Dhamays) – Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ee Adduunka ayaa magaalada Hargeysa waxaa lagu qabtay kulan lagu xusaayay xuska maalintan.

Kulankan oo Shalay ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa Maanta la soo gebogabeeyay, iyadoo ay barbar socotay  xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda.

Kulanka oo uu soo qaban-qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa waxa ka qayb-galay Suxufiyiinta ka hawl-gala Hay’adaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland, Xubno ka socday Bahda Garsoorka, Xeer ilaalinta Qaranka iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: