“Somaliland Hal dawlad Ayaa Ka Jirta” Dr.Scad Cali Shire Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland

Hargeysa (DMG)- Dr. Sacad Cali Shire Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Ayaa ka warbixiyey wadda hadaladii iyaga Iyo kooxdii khaatumo ku dhexmaray Adis-Ababa Itoobiya oo uu sheegay in ay Tahay guul u Soo Hoyatay Qaranka Somaliland, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: