Somaliland :Haayada Shaqaalaha Dawlada oo Maanta Bilawday Wareegii ugu Dambeeyay Tartamayaasha Kaalmo Shaqo +Gobalka Maroodijeex oo maanta la bilaabay

Hargaysa (Dhamays);

Tan iyo intii kaalmo Shaqo oo gaar ah kooto loogu xidhay tartamayaasha gabdhaha ah ee dalka waxaa kor u kacay; fursada guusha, helida degaan u saamaxa tartan hufan hablaha iyo niyada soo xaraysiga shaqo ee gabdhaha wax bartay ee reer Somaliland, taasi waxa ay ilaa imika fursada guusha siisay 75-kii gabdhood ee gobol walba ugu sareeyey dhanka gabadhaha halka tartanka Gobolka Maroodi-jeex oo isna maanta bilowday ay guulaysan doonnaan 15-ka hablood ee ugu sareeya tartamayaasha gabdhaha. Tallaabadan kor loogu qaadayo daah-rognaanta tartamada iyo qiimaynta qalinka ayaa qaranka u horseedi doonta helida shaqaale haboon oo tartan hufan kusoo baxay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: