Somaliland: Digniin Loo Diray Musharraxiin

Hargeysa (Dhamays) – Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilaafaadka, ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa digniin u diray qaar ka mid ah musharixiinta doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada Somaliland oo ay sheegeen in ay bilaabeen olole aan wakhtigiisii la gaadhin.

Sidaana waxay ku sheegeen War qoraal ah oo ay Hargeysa ka soo saareen Maanta, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan:-

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Open chat
soo dhawoow walaal