Siyaasiyiintii iyo Haldoorkii Taageeray Barkhad Batuun oo Xaflad lagu Maamuusay

Hargeysa (Dhamays)- Munaasiad oo lagu Qabtay Maansoor Hotel islamarkaana hadhimo sharafeed loogu sameeyay  haldoorkii wakhtigii ololaha doorashada Taageeray Md.Barkhad Batuun.

Hadaba munaasibadaasi ugu horeyn waxa ka hadlay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Siyaasi Cali-guray, Catooshe Iyo Abwaan Yuusuf Shaacir oo dhamaantoodba Siweyn u amaanay Guusha Taariikhiga ah ee uu xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Gaadhay, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal