Siyaasiyada Sam Sam Maxamed Cige oo Shacisay Xildhibaanimo G .Wakiilada S/land

Hargayza(Dhamays):Marwo Samsam Maxamed Cige oo ka mida Haweenka Tirada Yar ee Sida weyn IGA Dhex muuqda Siyaasada Somaliland iuo Saaxada Xisbiyada ayaa Shaaca ka Qaaday inay Tahay Murashaxad u Tagan Golaha Wakiilada Somaliland Doorashada Horaanta Sannadka Dambe ee 2019ka laga filaayo inay ka Dhacdo Dalka Somaliland .

Siyaasiyada Samsam Maxamed Cige oo ah Haweenay ka Cana Fagaarayaasha Siyaasada Geeska islamarkaana ah Xisbiga Kulmiye ayaa madaxweynaha Somaliland,Uga Mahad Naqday Kootada Haaweenka ee Golayaasha Dalka uu Madaxweynahu uga Qoondeeyay iyadoo Sidoo Kale Sheegtay in Xiligii ololaha ay ahayd Balan Qaadyadii uu madaxweynahu Ku Balan Qaaday Haweenka Qaranka Somaliland.

Halkan ka Daawo Warkaasi .

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargayza/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: