Sicir-bararka Maceeshadda Oo Culays Nololeed Ku Keenay Bulshada + Daawo Dareenkooda

Burco (Dhamays) – Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland, ayaa Cabasho ka muujiyey hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland iyo Kor u kaca Dollarka oo saamayn weyn ku yeeshay Qiimaha Maceeshadda daruuriga ah.

Dadweynaha oo la waydiiyey Rayigooda ku aaddan sicir-bararka Dollarka oo saamayn weyn ku leh Maceeshadda Quutal-daruuriga ah, ayaa sheegay inay in Noloshu ku adag tahay Bulshada inteeda danyarta ah, sidaasi darteed loo baahan yahay in Xukuumaddu wax ka qabato.

 

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: