Shirkadda Dahabshiil Oo Soo Bandhigtay Adeegyo Casriya Iyo Nooca Ay Yihiin Adeegyadaasi

Shirkadda Dahabshiil Oo Soo Bandhigtay Adeegyo Casriya Iyo Nooca Ay Yihiin Adeegyadaasi

Hargeysa (DMG)- Shirkadda Dahabshiil Group Oo Kamida Shirkadaha ku Caan baxay Nidaamka Baanaka ama adeeyga Maaliyadeed ayaa Adeegyo Casriya Ku Soo Bandhigtay Carwo loo qabtay Hayadaha Maaliyadeed ee ka hawl gala Somaliland, Carwadaas oo muddo 2 maalmood ah ka soconaysa Hotel Maansoor, Faahfaahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: