Hargaysa(Dhamays): Shirkada Daabacaada Casrigaa ee Sagal Jet oo ah Shirkada Hogaanka u haysa Shirkadaha Daabacada Dhulka Soomaalida iyo Geeska Afrika kana mida Shirkadaha Waddanigaa ee Somaliland Muwaadiniinteedu Leeyahiin ayaa Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalaheeda iyadoo Abaalmarinta ku Siisay Shaqo Wanaag .
Munaasibad Balaadhan oo Xalay lagu Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxa ka soo Qayb Galay Maamulka Shirkada Sagal Jet iyo Masuuliyiin Kaloo Tiro Badan .
HALKAN KA DAAWO WARKAASI.

Mustafe Axmed
Dhamays/Office
Hargaysa/Somaliland