Shirkada Boodhari Mills oo Shaacisay Warshada Daqiiqda Somaliland iyo Xiliga la furaayo +Shuruudaha Maalgashiga

Hargaysa(Dhamays):Masuuliyiinta Shirkada Boodhari Mills ayaa Shaaciyay in Dalka Somaliland Laga Furaayo Warshadii ugu Horeysa Ee Somaliland ee samaysa Daqiiq .

Masuuliyiintan oo Shir Jaraa,ida Ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Soo Bandhigay Xiliga ay Furayaan Shirkadan iyo Shuruudaha Laga Rabo Muwaadiniinta Maalgashanaaya

Gudoomiyaha Shirkada Boodhari iyo Madaxa Maalgashiga ee Shirkadaasi ayaa Sharaxaad Buuxda ka Bixiyay Xogta Shirkadan.

Waa markii ugu Horeysay ee Warshad Noocana Laga Furo Somaliland .

Halkan ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: