Hargeysa (DMG)- Sheekh Aadan xaaji Maxamuud xiiray (sheekh Aadansiira) oo kamid ah culimada Waaweyn ee Somaliland islamarkaana xaalad caafimaad ugu maqan dalka hindiya ayaa ka hadlay masiibadii ku habsatay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa isagoo ka tacsiyadeeyay dadkii ku caydhoobay, waxa kale oo uu Talooyin muhiim ah usoo jeediyay xuuumada Madaxweyne Biixi Iyo Maayarka Caasimmadda Cabdikariim Axmed Mooge.
Faah Faaahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.