SANAAG: Maamulka Gobolka Ka Hadlay Xayawaanka DIINKA Oo Faro-baas Lagu Hayo + VIDEO

Ceerigaabo (Dhamays) – Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Gaadiidka Shirkadda Bari iyo Galbeed oo dhawaan Dad aan la aqoonsan ku rasaaseeyeen inta u dhexeeya Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo.

Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Cabdi Falay oo Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Ceerigaabo, ayaa sheegay in aanay ogolaanayn in Dhul Jiif ka dillaaco Deegaannada Gobolka Sanaag, sidoo kalena wuxuu sheegay inay Mabnuuc tahay in Gobolka Sanaag laga gurto Xayawaanka Diinka oo Maalmihii u dambeeyay la sheegayey in Dad iibsanayaan.

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: