SANAAG: Beelo Ku Dagaalamaya Biyo-Guduud Iyo Tirada Dhimashada

Biyo-Guduud (Dhamays) – Inta la ogyahay laba Qof ayaa ku dhintay, Kuwo kalena way ku dhaawacmeen Dagaal laba Beelood ku dhex maray Deegaanka Biyo-Guduud oo ka mid ah Gobolka Sanaag ee Somaliland.

Sidaana waxa xaqiijiyey Xildhibaan Axmed Daahir Maxamuud Jirde oo ka mid ah Mudaneyaal Golaha Guurtida Somaliland u direen Degmada Ceel Af-weyn oo Shaqaaqo ku dhex martay laba Beelood oo Walaalo ah.

Xildhibaankan oo Warbaahintu soo xigatay ayaa sheegay in Dagaal uu Maanta ka qarxay deegaanka Biyo-Guduud, dagaalkaasina u dhexeeyo Laba Jilib oo ka mid ah Beelaha Warsan-geli iyo Dhulbahante.

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: