“Saldhiga Milatari Ee Berbera Haday Umaddu Ku Qanacdo Mooyaane, Xataa Hadii Lacag kasta Lagu Bixiyo, Cid Aqbalaysaa Ma Jirto” Sheekh Adam-Siira + Video

Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Adam Xaaji Maxamnuud (Sh.Adam-siira) Oo kamid ah Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay si adag Uga Hadlay saldhiga Milatari ee la doonayo In waddanka Imaaraadka Carabta Laga siiyo magaalo xeebeeda Berbera, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: