Sahra Halgan Fanaanada Qaranka Somaliland Oo Sheegtay in ay Sharciga La Tiigsan Doonto Warbaahin Ka Been Abuurtay

Hargeysa (DMG)- Sahra Axmed Maxamed Maxamuud Muuse (Sahra-Halgan) Fanaanada Qaranka Somaliland, Isla markaana ka mid ah Halgamayaashii ururkii SNM ee Horseedka u ahaa Qaranimada iyo Xuriyada maanta ay Somaliland ku Naaloonayso ayaa Sheegtay in ay maxakamad La Tiigsan doonto Warbaahin Dhawaan Ka been Sheegtay, Fadlan warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: