Safiirkii Ruushka U Fadhiyey Dalka Turkiga Oo La Dilay Iyo Sababta + Muuqaal

Hargeysa (DMG)- Safiirka Ruushka U fadhiyey Wadanka Turkiga ayaa nin hubaysani toogasho ku dilay.

Safiirkan La dilay ayaa waxa uu ka hadlaayay  Goob Lagu Soo bandhigaayay sawirro muujinaaya Magaalo madaxda Turkiga, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: