“Run Ahaantii Qofwaliba Halka Uu Is-dhigo Ayuu Yaalaa” Mayar Ku Xigeenka Caasimadda Hargeysa + Muuqaal

cabdicasiisHargeysa (DMG)- Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargeysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi Cagaweyne oo ka hadlayay Munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee qorshaynta iyo wasiirkii hore ayaa yidhi” Marka qofka xil loo dhiibo qof waliba halka uu isdhigo uun buu yaalaa” Faah-faahinta halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: