“Reer Somaliland Xataa Kalmadaha aynu Isticmaalayno Inay Edeb Yeeshaan Waa Muhiim”Prof: Samatar

Berbera (DMG)– Prof, Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonnada Somaliland, ayaa sheegay inuu wato Shuruudo uu doonayo in Dawladdu ka soo baxdo, haddii la doonayo inuu qabto Xilka Wasiirka Arrimaha dibedda.

Samatar oo ka mid ah Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in 28-kii Sannadood ee Somaliland jirtay aanay kasbanin Saaxiib keliya oo aqoonsada isla-markaana si sax ah ula Macaamila, waxaanu yidhi “28-kii sannadood wixii aynu is lahayn waxbaad isku daydeen aanay faa’iido keenin, waddan qudha oo Maanta ina aqoonsan oo aynu Saaxiib la nahay ma jiro, markaa in la iswaydiiyo sow maaha.” Faahfaahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: