“Reer Awdal Waxaad Mooddaa In Aanay Dawladnimada Jeclayn…” Saylici

Boorama (Dhamays) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay ahmiyadda Dawladnimadu leedahay iyo sida loogu baahan yahay in Shacabku fahmaan oo ay uga faa’idaystaan.

Saylici oo Maanta khudbad ka jeediyey Munaasibad Boorama loogu sameeyay Arday ka qallin-jebiyey Jaamacadda Eelo, ayaa Shacabka reer Boorama ku canaantay in aanay Dawladnimada jeclayn oo ay liidaan, taasina tahay khalad, maaddaama oo Dawladdu tahay wax loo baahan yahay.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan hoose ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: