Qoraa Cali Dool (Cali-Qoryoolay) Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiyo Xukuumadu Kula Kacday Qoyska Ilma Xasan Dalab.

Qoraa Cali Dool (Cali-Qoryoolay) Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiyo Xukuumadu Kula Kacday Qoyska Ilma Xasan Dalab.

Hargeysa (DMG)- Siyaasi Cali Dool Axmed (Cali-qoryoolay) ayaa waxa uu ka hadlay Tacadiyo ay xukuumadu kula kacday qoyska reer Maxamed Xasan Dalab.
Qoraa Cali Qoryoolay ayaa Sheegay in qoyskaasi dhulkii ay Deganayeen xoog lagaga Raray, Isla markaana la xidhxiday xubno qoyskaasi ka tirsan, Faahfaahinta Warkaasi alkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: