“Qof Wuu Qaldami Karaa Lakiin Qabiil Qaldan Looma Dulqaadan Karo” Madax-dhaqmeedka Beesha Cabdale Sacad

Beesha Cabdale Sacad

Hargeysa (Dhamays)- Beel Kamida Beelaha Deegaanka Gobolka Maroodi-jeex ee Cabale Sacad ayaa Shir ay ku qabsadeen Magaalada Hargeysa ayaa waxay kaga hadlayeen u diyaar Garawga Doorashooyinka soosocda, isla markaana Ku Soo Bandhigay Murashaxa uga Qayb Gali Doona Doorashada golaha Wakiilada Somaliland, Faah-faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: