Qaylo-dhaan ka soo yeedhay Dadweyne Fariin Culus u diray Maayir Mooge & Madaxweyne Biixi.

Hargeysa (DHN)- Qaar kamid ah Dadweynaha Hargeysa ayaa Cabasho xoogan ka muujiyay Maayir Cabdikariim Axmed Mooge.

Dadweynahan Cabanaayay ayaa Fariin Culus u diray Madaxweyne Biixi & Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirada, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.