Qaar mid ah qurba Jooga Somaliland Oo Ceel-biyood Ka Hirgalinaaya Deegaanka Dhaboolaq + Muuqaal

Badhan (DMG)- Sheekh Adam Xaaji Maxamuud (Sh.Adam-Siira) Oo kamid ah culimada waaweyn ee somaliland iyo Odayaasha Deegaanka Dhaboolaq ayaa siwada jira u dhagax dhigay Ceelbiyood laga hirgalinaayo Tuulada dhaboolaq, Faah-faahin Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: