Odayaasha Iyo Wax-garadka Beelaha Direed Oo Saluug Ka Muujiyey Xukuumadda uu Soo Dhisay Md, Mustafe Cagjar + Muuqaal

(Diridhaba Dhamays) Odayaasha iyo Waxgaradka Beelaha direed ayaa Saluug ba’an ka muujiyay Dawladda uu Soo dhisay Madaxweyne ku xigeenka ahana ku simaha Madaxweynaha Dawladda Soomalida Itoobiya, faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

%d bloggers like this: