Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra ,iisal Wasaaraha Itoobiya + Muuqaal

siilaanyo-iyo-haylemaryamHargeysa (Dhamays)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa 29. 10.2016 kulan La qaatay Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn waxayna ka wada hadleen Xidhiidhka qotada dheer leh ee u dhexeeya labada dal iyo arrimo Khuseeya danaha labada dal.
Labada hoggaamiye waxay kulankan is weydaarsadeen aragti iyo araaha la xidhiidha sidii loo sii xoojin lahaa loona wanaajin lahaa iskaashiga xagga Ganacsiga, Maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee labada dal, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

%d bloggers like this: