“Ninka iyo Jiilaalku way is-hayaan, Waxaase Adkaada Hadba Kii ay Haweenaydu Raacdo” Axmed-Siilaanyo Madaxweynaha Somaliland + Muuqaal

Hargeysa (DMG)- Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa ka qayb Galay Shirka Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Madaxweynaha Oo Shirkaasi ka Hadlaya Ayaa waxa Hadaladiisii ka Mid ahaa “Ninka iyo Jiilaalku way is-hayaan, Waxaase Adkaada Hadba Kii ay Haweenaydu Raacdo” Faah-faahinta warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: