Musharrax Hore Oo Dawladda Ku Canaantay Dagaal-beeleed ka Dhacay Sool + Daawo Muuqaal

Hargeysa (Dhamays) – Ku-xigeenkii Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Axmed Cabdi Muuse (Abyan), ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo Walaalo ah oo Colaad ku dhex martay Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland.

Mr. Abyan oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ‘Axmaqnimo’ ku sheegay Dagaalka labada Beelood ku dhex maray Koonfurta Sool, sidoo kalena wuxuu colaaddaasi ku tilmaamay fool-xumo, maaddaama oo aanay labada reer is bixinayn ee ay xitaa kala dilayaan Dadka u Magan gala ama dhaawac ah.

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: