Musharax C/raxmaan Cirro Oo Jawaab Kooban Ka bixiyey Warar Sheegaya In Ay Nairobi Kula Kulmeen Masuuliyiin Ka Tirsan Dawlada Soomaliya +Video

Hargeysa (DMG)- C/raxmaan Cirro Gudoomiyaha Golaha Wakiilada somaliland ahna Musharaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Waddani Ayaa Si Kooban Uga Hadlay Warar Sheegaya In Ay Nairobi Kula Kulmeen Masuuliyiin Ka Tirsan Dawlada Soomaliya, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: