Munaasibadii Xil-wareejinta Wasaaradda Warfaa-finta + Sawiro

Munaasibadii Xil-wareejinta Wasaaradda Warfaa-finta + Sawiro

Hargeysa (DMG)- Munaasibad Siweyn Loo Soo Agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen Masuuliyiinta Cusub ee Loo Soo Magacaabay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyi-galinta Somaliland Iyo Masuuliyiintii Hore ee Wasaaradaasi, Xafladaasi, Waxa ka Soo Qayb-galay Shaqaalaha waynaha Wasaaradda Warfaafinta oo isku Duuban + Warbaahinta Madaxa banaan ee ka hawlgala Somaliland, Madax kala Duwan, oo ka Socda Xisbiyadda Qaranka Iyo Marti Sharaf Kale, Sawiraddii Munaasibadaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.