Gabiley Oo Lagu Qabtay, Munaasibad Lagu Taageerayo Safarkii Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Gabiley Oo Lagu Qabtay, Munaasibad Lagu Taageerayo Safarkii Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Gabiley (DMG)- Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo taageero loogu muujinayo Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hogaaminayo ay ku tageen dalka Guinea, Waxaana munaasibadan goobjoog ka ahaa maamulka iyo masuuliyiinta Gobolka Gabiley, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: