Mudane Soo Jeediyey In Laga Noqdo Heshiiska Saldhigga Imaaraadka Ee Berbera

Hargeysa (Dhamays) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay Wararka ku saabsan in dib loo eegayo Heshiiska Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabtu ka dhisanayso Magaalada Berbera.

Xildhibaanka oo daba-socday Hadal Shalay ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha dibadda oo ahaa inay jiraan sababo hakiyey dhismaha Saldhiggaasi, ayaa sheegay inuu jecel yahay in Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kama noqoto Heshiiskaasi.

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: