Mooge oo madaxtooyada iska dhiibay Iyo Damacii Mucaaradkii oo fashilmay

Hargeysa (Dhamays)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka jawaabay Codsi uu u diray Cabdikariim Axmed Mooge oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee dhawaan la doortay isla markaana ah Ninka ugu codka badan ee dhamaan xaafadaha Hargeysa looga codeeyay.

kulankan uu Madaxweyne Biixi u qabtay Cabdikariim Iyo Tageerayaashiisa ayaa lagaga wada hadlay Arimaha ka taagan doorashada gaar ahaan loolanka loogu jiro Cida noqonaysa Maayarka Caasimada Hargeysa, Faah Faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal