Maxaa Sababay in Laxidho Xadka Udhaxeeya Ethiopia iyo Eritrea oo sanad kahor dib loo furay

Kadib colaad mudo 20 sano ah qaadatay markii ay ka heshiiyeen labada dal

Sida ay sheegayaan Wakaaladaha Wararka ee Caalamiga ah qaarkood
Xadka Itoobiya iyo Eritrea ayaa dib loo xidhay Maalmahan
iyada oo aanay wali cadayn sababaha keenay xidhitaankaas

ayaa hadaba  lasheegayaa  Goobta kaliya ee ay isaga kala  gudbayeen shacabka Itoobiya iyo Eritrea in Isniintii dib loo xidhay
Waxaa furnaa oo kaliya deegaanka ku yaalla xadka u dhexeeya labada dal ee Bure-Assab. 

Lamana garanayo sababta ka dambeysa in la xidho xadka wakhtigan

 u dhexeeya wadamadan iyo wax kasoo cusboonaday hada.

Waxaa gebi ahaanba hakad galay howlihii ganacsiga ee ka socday deegaankaa iyo isu socodkii caadiga ahaa  oodhan.

Sannadkii lasoo dhaafay, ayay aheyd markii dib loo furay xadka Eritrea iyo Itoobiya
mudo dhan 20kii sanno ee udam beeyay oo ay ka dhex taagneyd colaad uu sababay muran  dhanka xadka ahi
iyada oolagu waayay dagaaladii labada dal dhex maray boqolaal kun oo nofood iyo dhaqaalilhii deeganka oo burburay
halka famliyo badana ku kala go,doon sanayeen labada dal mudadaa 20ka sano ahayd

hase yeeshe waxa lagasoo kabanayay hada uun saamaynta colaadii dabada dheerayd iyo raadadkii ay dagaaladu kaga tageen bulshada

waxayna saamayn ku yeelatay qalalaasaha somaliya xarakooyinka 

hubaysan iyo mucaaridka wadamada qaar iyana hubaysnaa iyo cabsi sii korodha marba marka kadambaysa

colaadan ethiopia iyo eretria ayaa loo tirinayay inay ku leedahay kaalin wayn, qalalaasaha geeska oo idil kalana taageeran kooxaha ka waday dhibatooyinkii xumaa iyo kala qaybsanaantii siyaasadeed ee geeska africa  wayahii dambe

taasoo iyana umuuqatay  hada mid sal dhigaysa 

raysal wasare abby markii uu dalka qabsaday kadib
waxa uu dhabada u xaadhay jid wada noolasho iyo iskaashi nabadgalyo labada dhan

kadib markay heshiis nabadeed  ka gaadheen murankii dhexdooda   laguna soo afjaray colaaddii dhanka xadka kataagnayd mudada dheer

waxay  horseeday daganaansho  nabadeed iyo in lakala qaado ciidamada   hubaysnaa mudadaas

taaso keentay in dib loofuro isu socodkii dadka iyo ganacsigii labada dal waxayna meesha kasaartay dhamaanba xarakooyinkii hubaysnaa iyo

taagreeradii mucaaridka  islamarkaana waxa yaraatay

khatartii geesku la lig liganayay mudooyinkii dambe oo dhan

waxa idiinso ururiyay war bixintan

khadar qorshe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: