“Magaalada Hargeysa, Boqolkiiba Lixdan Booyadaa U Dhaamiya..” Wasiir Koore + Daawo Muuqaal

Hargeysa (Dhamays) – Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa faahfaahiyey Xaaladda Biyaha ee Magaalooyinka Dalka.

Wasiirka oo Maanta ka hadlayey Munaasibad lagu Daah-furay Mashruuc qayb ka ah biyo ballaadhinta Hargeysa, ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa 60% ay booyadu u dhaamiyaan oo aanay haysan Biyo Qasabadeed.

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadda Wasiirka Biyaha JSL

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: