“Madaxweyne Waxa Lagugu Xantaa Inaad Kulamadda Acyaanta Ka Warwareegto” Ururka Warshadleydda Ee (NIA)

(Hargeysa Dhamays) Ururka Warshadlayda somaliland ee marka maga ciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (NIA) ayaa Cabasho xoogan ka muujiyey wareegto uu dhawaan soo saaray madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi.

Wareegtadan ay ka cabanayaan warshadlaydu ayaa ah mid lagu joojinaayo cashuur dhaafka loo sameeyo alaabooyinka Qaydhiin ama (Raw material) ee ay la soo Dagaan Warshadlayda Dalku. Madaxada Ururkan warshadlayda ayaa Shir jaraaid oo ay ku qabteen Magaalada Hargeysa ayaa waxay fariin u direen madaxweynaha somaliland, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: