Madaxweyne Biixi Oo Laalay Xaaladii Deg-deg Ahayd Ee Ay Baarlamaanka Somaliland Hore U Laalay.

Hargeysa (DMG)- Md, Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa Wareegto Uu soo saaray Waxa uu ku Sheegay inuu Laalay Xaalad Deg-deg Ahayd Ee Uu Ku Soo Rogay Deegaano Ka Mid Ah Sanaag,  Kaasi Oo Uu Baarlamaanku Hore U Laalay, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Madaxweyne Biixi Oo Laalay Xaalad Deg-deg Ahayd ee uu ku Soo Rogay Deegaano Ka Mid Ah Sanaag, Kaasi Oo Uu Baarlamaanka Somaliland Hore U Laalay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: