Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Eng, Axmed Yuusuf Siciid

Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Eng, Axmed Yuusuf Siciid

Hargeysa (Dhamays)- Mudane, Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Allah Ha U Naxariistee Marxuum, Eng, Axmed Yuusuf Siciid Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Dalka Uk Kana Mid ahaa Odayaashii Kaalinta Wayn Ku Lahaa Ururkii SNM Ee Dhaliyay Xoriyada Maanta Somaliland Ku Naaloonayso, Faahfaahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: