Madaxweyne BIIXI Oo Itoobiya Kala Hadlay Dhibaatada Qaadku Ku Hayo Somaliland + VIDEO

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Gelinkii dambe ku soo laabtay Caasimadda Hargeysa, ka dib safar laba Maalmood qaatay oo uu ku tagay Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markii uu Madaarka Cigaal ee Hargeysa ka soo degay Salaan ka qaatay Ciidammada, ayaa waxa ujeeddada Safarkoodii Itoobiya iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen Raysal-wasaaraha Dalkaasi faahfaahiyey Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska.

Daawo Warkaasi oo faahfaahsan

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: