Madaxweynahii Hore S/land oo Dalka Dib ugu Soo Noqday Xili ay Taagan tahay Xiisad ku Saabsan Musuq Maasuq lagu Eedeeyay Golahii Xukuumadiisa

Hargaysa(Dhamays):Madaxweynahii Hore ee Somaliland Axmed Maxamud Siilaanyo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay Maanta ka Dib markii uu Xilka Qaranka uu ku wareejiyay.

Soo laabashada Madaxweynahii Hore Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa ku soo beegmaysa Xili uu Cirka isku Shareeray Warbixin Golaha Wakiilada Somaliland, ku Soo Bandhigeen Musuq Maasuq Baahsan oo Ay ku Kaceen Xubno ka mida Golahii Xukuumadiisa taas oo maalmahii u Dambeeyay Doodeedu ka Taagneyd Fagaarayaasha Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkan.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: