Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay inuu Magacaabay Wasiir Handaraabkii Sii Xidhay

Hargaysa(Dhamays):Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi ayaa Maanta Mar kale ku Dhawaaqay inuu Sii Xoojiyay Magac loo Bixiyay Xukuumadiisa oo la Xidhiidha Dhanka Shaqaalaha Dalka kaas oo ahaa Handaraab ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Sheegay inuu Hadana u Sii magacaabay Wasiiir ku sii Xoojiya Qufuladii.

Halkan ka Daawo.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews /Office.

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: