Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Aanu Qadiyada Somaliland Siisaneyn Lacag Beesha Caalamku Bixiso

Hargaysa(Dhamays):Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane :Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Shaaca ka Qaaday Sababta Xukuumadiisu u Diiday inay ka Qayb Gasho Shir Dhaqaale oo Dalka Jarmalka Lagu Qabtay kaas oo loo Qabtay Somalia.

Balse Somaliland ay Ganafka Ku Dhufatay inay ka Qayb gasho,Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Shaaca ka Qaaday Sababta Xukuumadiisu U diiday ka qayb galka Shirkaasi isagoo Madaxweyne Muuse Biixi Sheegay in Somaliland leedahay Qadiyada ka weyn Xoogaa Qaadhaana oo ay Beesha Caalamku u soo Mariso Gacan kale oo uu Ku tilmaamay in Muqdisho tahay

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegay in aanu Qadiyada Somaliland leedahay aanu Siisaneyn Lacag

Halkan Ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews.com/Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: