“Anigu Malihi Baashe’na Malaha,Waa Shirkad Dawladu Leedahay, Maaha Shirkad Loo Samaystay In Wax Lagu Xado…” Wasiir Sacad Cali Shire

Hargeysa (Dhamays)- Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Ka warbixiyay kulamadii ugu Dambeeyay ee ay Wada yeeshaan Madaxweyne Biixi iyo Wax Yaabihii ay Ka Wadda hadleen.

Geesta Kale Gudd, Cirro Ayaa Madaxweynaha Ugu Baaqay inuu Xilalka Ka Qaado wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Safiirka Somaliland U fadhiya Imaaraadka Carabta, Faah-faahinta Warkaasi halkan hoose Ka Daawo.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: